Copyright ©APKPanda. All Rights Reserved
您听说过Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) - v2或Vacation Hotel Stories Mod (已解锁) v1.0.0 MOD APK, Mermaid Princess Grade 2 Games, My Town Hospital Mod Full v2.65 MOD APK, HEY CLAY®, Pepi House Happy Family Mod (已解锁) MOD APK,
Toca Life: World v1.41 MOD APK + OBB (All 已解锁)
MOD APK,是类别教育中最酷的游戏之一。
当然,您知道并非所有游戏或应用程序都兼容所有手机。游戏或应用程序有时在您的设备上不可用,这取决于系统版本。Android操作系统,屏幕分辨率或国家/地区Google Play允许访问。这就是APKPanda提供Android APK文件供您下载且不遵守这些限制的原因。>
Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) - v2的最新版本为2,发行日期为2020-02-12,大小为42.2 MB。由Curious Learning开发,Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) - v2至少需要Android版本。因此,如有必要,您必须更新手机。
负载量很大,大约有1000次下载。您可以根据需要更新已单独下载或安装在Android设备上的应用程序。更新应用程序使您可以访问最新功能,并提高应用程序的安全性和稳定性。

Quudi Cirfiidka waxay ilmahaaga bareysaa asaaska akhriska. Uruuri ukumo cirfiid oo quudi xarfo si ay u waynaadaan oo ay noqdaan saaxiib cusub!
WAA MAXAY QUUDI CIRFIIDKA?
Quudi Cirfiidka waxay isticmaali farsamad la xaqiijiyey ee ah ‘ciyaar si aad wax u barato’ si loo hawlgaliyo caruurta oo lagu caawiyo in ay bartaan sida wax loo akhriyo. Carruurtu waxay jecel yihiin inay uruuriyaan oo ay sii kobciyaan xayawaanka Cirfiidka iyagoo isla markaa ay baranayaan aasaaska akhriska.
WAA LACAG LA’AAN SOO DAJINTA, WAX XAYAYSIIN AH MA JIRO, WAX APP OO LA SOCDA EE LA IIBSAN MA JIRO!
Dhammaan maadada waa 100% lacag la’aan, waxa sameeyey Literacy Nonprofit Curious Learning, CET iyo Apps Factory
QAAB-DHISMEEDKA CIYAARTA SI KOR LOOGU QAADO XIRFADAHA AKHRISKA:
•Xujo codad oo sii jiidaso iyo xiiso leh
•Ciyaar hab raacid xarfaaha si ay u caawiso akhriska iyo qorida
•Ciyaarta xasuusta ereyada
•Heerar “Codka kaliya” oo tartan leh
•Warbixinta horumarka waalinka
•Isticmaale-kala-duwan si loo helo horumarka isticmaale shakhsi ah
•Cirfiidyo la aruurin karo, isbedalaya, oo xiiso leh
•Waxa loo sameeyey si loo horumariyo xirfadaha dareen-dhaqameed
•Ma jiraan App-la-socda oo la iibsan
•Ma jiraan wax xayeesiin ah
•Loo ma baahno ku xirid internetka ah
KHUBARAA AYAA U SAMEEYEY ILMAHAAGA
Cayaarta waxay ku salaysan tahay sannado cilmi-baaris iyo khibrada ah cilmiga akhris-qoraalka. Waxay isku dareysaa xirfadaha muhiimka ah ee akhris-qoraalka, oo ay ka mid tahay Wacyigelinta Codka, Aqoonsiga Xarfaha, Dhawaaqyada, Ereyada, Akhriska Ereyga La-arko, iyo Fahamka si ay carruurta u u awoodaan in ay horumariyaan saldhig adag ee akhriska. Oo ku dhisan fikradda ah daryeellidda ururinta cirfiidyada, waxaa loo sameeyey in lagu dhiirrigeliyo naxariista, dulqaadashada iyo horumarinta dareen-dhaqameedka ee carruurta.
Quudi Cirfiidka waxaa maalgeliyey Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Norway si qayb ka ah tartanka EduApp4Syria. App-ka asalka ah ee Carabiga waxaa loo sameeyey si la wadaag ah oo ka dhaxeeyey Apps Factory, CET - Xarunta Tiknoolajiyada Waxbarashada, iyo IRC - Guddiga Samafalka Caalamiga ah.
Quudi Cirfiidka waxaa u badelay ama نu habeeyey af Ingriiska Curious Learning hay’ad oo aan faa'iido doon ahayn oo xooga saarta hormarinta helitaanka maado akhris-qoraal oo waxtar leh oo loogu talagalay qof walba oo u baahan. Waxaynu nahay koox cilmi-baarayaal ah, wax sameeyayaal, iyo wax barayaal oo xooga saaraya in ay ku siiyaan caruurta meel walba joogta waxbarasho akhris-qoraal ah afkooda hooyo taasoo ku saleysan caddayn iyo xog (macluumaad) - waxayna ka shaqeynayaan inay ku keenaan ama ku soo bixiyaan App-ka Quudi Cirfiidka 100 iyo dheeraad luuqado-leh-saameyn ee luqadaha adduunka.
OTHER VERSIONS